Waxaan kaaga mahadcelineynaa talaabada geesinimada leh ee aad qaadday adigoo go’aansaday inaad ka mid noqoto boqollaalka mutadawiciinta ah ee dhiig-bixiyeyaasha Galkacyo. Waxaa laga yaabaa in aad hesho farriimo ama wicitaano si degdeg ah haddii loo baahdo dhiigaaga. Waxaan si xushmad leh kaaga codsaneynaa inaad si dhakhso ah uga jawaabto, maadaama dhiig-bixintu inta badan la xiriirto xaalado degdeg ah oo nolosha lagu badbaadinayo.
Dhiig bixintaadu waa hadiyad nololeed – Mahadsanid!.